7_WestBankCrawlSite

Warka waa mid xun. Qaboobaha ayaa soo socdo. Soo ma doonaysid in aad banaanka aadid oo waqtigaaga ku istareexda?

Marka – waxaan ku heynaa qorshe fiican ee crawlka West Bank soo socdo!

Casho Mango Factory

West Bank waxaa lagu yaqaan cunto oo kala duwan – Itoobiyan, Hindi, iyo kuwa kale oo badan. Ma ogtahay in aad ka heli karto sushi *cajiib ah* West Bank? Na gala soo qeyb gal casho maqaayada Mango Factory oo ka mid ah maqaayadaha ku cusub West Bank!

233 Cedar Ave S

Minneapolis, MN 55454

http://www.mangofactory-mn.com

 

AF5D81AE-F151-A5F4-A40D9EB34F3C9FD7

The Clip & Bits show oo Corner Bar –

Waa show. Show majaajillo. Oo qeybo badan leh. Iyo clips.

Show wuxuu bilaabmayaa 8pm.

1501 S Washington Ave

Minneapolis, MN 55454

http://comedycornerunderground.com

Republic 

Markaasaa dhamaadka habeenkii, nalagu soo biiro mid ka mid ah meelaha aannu ugu jecel nahay West Bank – Republic!

Republic MN * 7 Corners

221 Cedar Ave S

Minneapolis, MN 55454

http://www.republicmn.com

Parking

Parking wuu fudud sida lagu helo rampka 7Corners, ee ku xigo Courtyard Minneapolis. Ama – dhammaan meelaha waxee u jiraan talaabooyin yar tareenka Green Line ka – soo qaado tareenka!

Waqtiga

Mango Factory waxee casho u furan tahay habeenkii oo dhan, Clip & amp; Showka majaajillo wuxuu bilaabanaa 8 habeenimo, iyo Republic wuxuu furan yahay ilaa 1da habeenimo (oo happy hour bilaabo 10 – 12 habeenimo!)

Abaalmarinta!

Ha illoobin inaad rasiidka iyo jeegagga heysatid! Marka aad tustid jacayl yar oo ganacsatada West Bank, waxaad dib ugu guuleysan kartaa jacayl yar.

U dir nuqul ka mid ah rasiidka aad wax kaga iibsatay ganacsiyada West Bank inta u dhaxaysa September 2, 2014 iyo October 31, 2014 crawl@thewestbank.org si aad gashid bakhtiyaanasiibka aad ku guulaysan kartid habeen oo West Bank! Habeen kaaga oo xiiso leh waxaa ka mid ah: $ 50 shahaado hadiyad oo Republic (7 Corners), labo tikidh oo showyada usoo socda Theatre in the Round, iyo habeen aad joogaysid Courtyard Minneapolis. Abaalmarinta kale waxaa ka mid ah: T-shirtka Mixed Blood Theatre, $ 10 kaarka hadiyadda oo Met Transit, iyo West Bank Love t-shirts.

Ka qayb qaado in mid ka mid ah crawlka habeenkii khamiista iyo rasiidka goobahaas iyo dhacdooyinka waxeey uqalmaan doonaa Labo fursad.

(Click image for interactive google map)

7Corners

 

No Comments

Sorry, the comment form is closed at this time.